|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jsl Oo kormeer Ku Tagay Goobihii Khasaaraha Uu Soo Gaadhsiiyay Roobabkii Ka Da,ay Caasimadu,
May 13, 2019 - Written by Editor:Hargeysa–(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Kormeer ujeedadiisu tahay u kuurgalinta khasaarihii uu sobobay roobkii galabta ka da,ay hargaysa kusoo maray goobohii ugu muhiimsanaa ee uu khasaaruhu ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ay ku dhinteen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen. Waxaanu madaxweynuhu dhambaal tacsi ah udiray dadkii ku nafwaayay roobabkan isagoo kuwa ku dhaawacmayna caafimaad ugu duceeyay’, Roobka caawa fiidkii ka da,ay caasimada hargaysaa ayaa sobobay khasaare naf iyo maalba leh. Kormeerka madaxwaynaha somalilan ayaa waxaa ku heliyay wasiiro,maamulka dawlada hoose iyo gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka HALKAN KA DAAWO MADAXWAYNE BIIXI OO ARIMAHAASI KA HADLAY; Related posts:Daawo: Gudida Nabadaynta Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka Soo Saaray Colaada Buuralayda Shidan E... Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Markale Sheegay In Aanay Somaliland Ka Dhacay Doorasho Aan Ta Madax... Gu Xisbiga Mucaaradka Ah Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Xukuumada Siilaanyo-Ku Dhaliiley Fara Ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|