Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Qaybgalay Shirka Nabadaynta Qoomiyadaha Oromada Iyo Somalida Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Oo Ka Qaybgalay Shirka Nabadaynta Qoomiyadaha Oromada Iyo Somalida Ah.
May 1, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cmar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka qaybgalay shirka nabadaynta qoomiyadaha somalida iyo Oromada oo ka furmay deegaankaAdaama ee kililka afraad.

Sidoo kale shirka waxaa isna kasoo qaybgalay madaxwaynaha kililka Oromada iyo madaxda dhaqanka iyo ganacsato tiro badan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS