Maayarka Magalada Boorama Oo Shaaciyay In Garoonka Diyaaraha Borama Dib loo Furi Doono Maalmaha Soo Socda Mudo 20 Sano Kadib! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magalada Boorama Oo Shaaciyay In Garoonka Diyaaraha Borama Dib loo Furi Doono Maalmaha Soo Socda Mudo 20 Sano Kadib!
May 1, 2019 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N) Maayarka Magaalada  Boorama Saleebaan Xadi ayaa   Shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee duulimaadyadii In Garoonka Diyaaraha Borama Dib loo Furi Doono isaga oo sheegay  Maalmaha  Soo Socda ay bilaabmi doonaan Mudo 20 Sano Kadib!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS