Khilaafka Somaliya & Kenya Oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Kenya Oo Awaamiir Culus Dul Dhigtay Duulimaadyada Ka Imanaya Muqdisho! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaafka Somaliya & Kenya Oo Waji Cusub Yeeshay Iyo Kenya Oo Awaamiir Culus Dul Dhigtay Duulimaadyada Ka Imanaya Muqdisho!
May 29, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Khilaafka udhexeeyay somaliya iyo Kenya ayaa maraya meel marba marka ka danbaysa sii xumaanaya.

War murtiyeed kasoo baxay dawlada Kenya ayaa awaamiir culus dul dhigtay diyaaradaha ka imanaya muqdisho kuwaasi oo ay amaro culus dul dhigtay dawlada Kenya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS