Hogaamiye Xirsi oo Sheegay In Madaxweyne Biixi Ku Fashilmay Hogaaminta Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hogaamiye Xirsi oo Sheegay In Madaxweyne Biixi Ku Fashilmay Hogaaminta Dalka
May 5, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Hogaamiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa sheegay in Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Biixi ay ku fashilantay hogaaminta dalka, isagoona sheegay in Xukuumadu ay sii cabanayso mucaaridad xoogan oo kaga imanaysa dhinaca xisbiyada mucaaridka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS