“Hadii Laga Waantoobi Waayo Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiyada, Waxa Iman Doonta In Dalka Lagu Kala Dareero”.Cali Canter | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadii Laga Waantoobi Waayo Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiyada, Waxa Iman Doonta In Dalka Lagu Kala Dareero”.Cali Canter
May 4, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Siyaasi Cali Axmed Cabdi (Cali Canter) oo ka tirsan Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in ilaa iyo hada aanay garanayn sababta uu ku xidhan yahay gudoomiyihii garabka dhalinyarada ee Xisbigaasi.

Sidoo kale Siyaasi Cali Canter ayaa waxa uu sheegay in tacadiyo loogu gaystay xabsiga dhexdiisa islamarkaana loo diiday in booqdaan Saraakiisha Xisbiga Waddani iyo eheladiisa.

Dhinaca kale waxa uu siyaasi Cali Canter ku baaqay in la dhowro kala aragti duwanaanshaha siyaasadeed, isagoona sheegay hadii laga waantoobi waayo xadhiga masuuliyiinta Xisbiyada in ay iman doonto in dalka lagu kala dareero.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS