|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayadaha Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Madaar Cigaal ku Soo Dhaweeyay Dhalinyaro Laga Soo Celiyay Liibiya,
May 7, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Masuuliyiin ka socday haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland ayaa saaka aroortii madaar cigaal ee caasimada hargaysa kusoo dhaweeyay 9dhalinyaro reer Somaliland ah oo tahriib ay ku tageen dalka libiya dib looga soo celiyay. Sidoo kale gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka ayaa xafiiskiisa ku qaabiley dhalinyrada lasoo celiyay iyo waalidiinta dhalay oo mudo ka dhur sugayay in mar uun ubadkooda laga soo celiya dalkooda hooyo; HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Dalka Kadhoofay Kana Hadlay U Jeedada Safarkiisa Iyo Guu... waxgaradka bariga gobolka sanaag oo ugu baaqay taliya ciidanka puntland in uu sida ugu dhaqsaha bada... Afhayeenkii Hore Ee Xisbiga Wadani Oo ka Hadlay Xilka Qaadista Uu Gudoomiye Ciro Ku Sameeyay Iyo Mas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|