Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Baarlamaanka Jsl Ku Hambalyeeyay Sida Ay Uga Soo Horjeesteen Xukunka Deg Deg ah Ee Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Baarlamaanka Jsl Ku Hambalyeeyay Sida Ay Uga Soo Horjeesteen Xukunka Deg Deg ah Ee Gobolka Sanaag.
May 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee wadani cabdiraxmaan ciro ayaa dhambaal hambalyo ah udiray golaha baarlamaanka Somaliland oo saaka fadhi an caadi ahayn oo ay iskugu yimaadeen labada gole cod ku diiday in xaalada deg deg ah lagu soo rogo gobolka sanaag kaasi oo madaxwaynuhu ka dalbaday in ay golayaasha u ansixiyeen xeerka uu xaalada deg deg ah u cuskanayo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS