|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbga Wadani Oo Ka Hadlay Warar Sheegaya In Uu La Kulmay Safiirka Qadar Ufadhiya Somaliya, Eedo Culusna Ujeediyay Xukuumada Biixi
May 14, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa dhambaal tacsi ah udiray dadkii ku nafwaayay roobabkii xalay ka da,ay magaalada hargaysa Sidoo kale cirro ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in balantii xukuumada kulmiye Ee inla aaso dhaamka daami oo amarkii madaxwaynuhu bixi aanu fulin Dhanka kale gudoomiye cirro ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamayw wararka sheegaya in uu la kulmay safiirka qadar ufadhiya somalilan Gudoomiye cirro ayaa sheegay in aanay jirin wax somaliland usoo kala dhawaysato wadamada caalamka ka xisbi ahaana aanay jirin u uyeedhi karta cida ay la kulmayaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Badhasaabada Gobolada Iyo X... Madaxwaynaha Maxkamada Caalamiga Ah Ee Heeg Cabdul Qaawi Oo Ka Hadlay Dacwada Bada Ee Somalia Iyo Ke... Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta Jsl Oo Maanta Cusbitaalka Ku Booqday Mid Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|