Gudoomiyaha Hayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Jawaabay Eedo Ay Xukumada Usoo Jeediyeen Xisbiga Wadani+Xadhiga Xil Dhakool Iyo Aragtida Prof Samater. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Hayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Ka Jawaabay Eedo Ay Xukumada Usoo Jeediyeen Xisbiga Wadani+Xadhiga Xil Dhakool Iyo Aragtida Prof Samater.
May 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka Cabdikariim axmedm Maxamed (Xinif) Oo kamida gudida fulintaee  xisbi xakimka kulmiye ayaa jawaab adag k bixiyay eedo ay xukuumada soo jeediyeen xubno kamida hogaanka xisbiga wadani, isagoo sheegay in ay xubnahaasi yiihin kuwa hore bulshada usoo aragtay waxa ay yihiin khatarna ku ah xisbiga ay ka tirsan yihiin ee wadani.

Sidoo kale Gudoomiye Xinif ayaa dhaliilay barmaamijka ay wadaan prof samater iyo cali khaliif oo ku tilmaamay in aqoonyahan looga fiican yahay in uu bulshada kula soo noqdo Kala qaybin iyo hadaynu nahay reer hebel.

Dhanka kale gudoomiye xinif ayaa sheegay in xildhbaan dhakool ku gafay wixii uu ku ahaa xildhibaanka islamarkaana aanay jirin wax diidaya in la xidho isaga oo aan xasaanada laga qaadin,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/hvhH0NkWRro

 

 

COMMENTS
LINKS