Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Sheegay In Loo Diiday In Uu Arko Xil Dhakool Oo Ku Xidhan Xarunta C,I,D | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Golaha Wakilada Oo Sheegay In Loo Diiday In Uu Arko Xil Dhakool Oo Ku Xidhan Xarunta C,I,D
May 11, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland baashe maxamed faarax ayaa sheegay in laga hor istaagay in arko xildhibaan dhakool oo dhawaan ciidanka boolisku xidheen

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS