|
|||||
WAJAALE NEWS
Duufaanta Fani oo Laba Qof Ku Dishay Bariga India, Malaayiin Kalena Barakicisay
May 3, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)–Duufaantii ugu weynayd ayaa ku dhufatay badda Indian Ocean, taas oo dalka India dhulka soo dhigtay, Geedaha iyo waayarada dabka, halka biyihii ka dhashay ay barakiciyeen dad tiro badan. Duufaantan xoogan ayaa ku dhufatay dhulka xeebaha ee ku dhufatay bariga dalka India, waaxa duufaantani dabaylaha ay wadato ay saacadiiba jarayaan 200km, wararka ilaa iyo hadda la helayo ayaa sheegaya in laba qof a ku dhinteen halka malaayiin kale ay ku barakaceen iyagoo raadinaya meel ay kaga gabadaan. “Waxaan kuu cadayn karayaa dhimashada labada qof. Mid ka mid ahi waa nin waayeel ah waxaanu meel ka mid ah oo uu gabaad u raadsaday uu ugu geeriyooday wadno xanuun,” sidaasi waxa u sheegay wakaalada wararka ee AFP sarkaal ka tirsan bileyska, maanta oo jimce ah. Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:War Deg Deg ah ; Taliyihii Ciidanka Booliska Ee Gobolka Salel , ku xigeenkiisi Iyo Dirawalkiisii oo... DAAWO;-Magaaladda Ceeri-gaabo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Gudoomiyaha 2aad Ee Xisbiga Kulmiye A... Turkiga Iyo Qatar Oo Dhaqaale Badan Ku Bixiyay Carqaladaynta Heshiiska Somaliland La Gashay DP Wor... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|