|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose oo Dhisme Wado Cusub Ka Hir-gelisay Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa
May 14, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Dawlada hoose caasimada Hargeysa, ayaa maanta wado laami ah oo casri ka hirgelisay Cisbitaalka guud ee Magaalada Hargeysa taasi oo isku xidhaysa qaybta gargaarka deg dega ah iyo qaybta waadhka. Maayirka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” iyo Maayir ku xigeenka Caasimada Cabdicsiis Cagawayne, ayaa ka warbixiyay dhismahan wadada cusub ee ay dawlada hoose ka hir gelisay gudaha Cisbitaalka Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Ganacsade maxamed Xabashi Oo Ka Mid Ah Ganacsatada Gabiley Oo Taageeray Wareejinta Haamaha Shidaalka... DAAWO;-Fagaaraha Beerta Xoriyada Caasimada Hargaysa Iyo Isku soo Baxa Shacabka Udiyaar Garoobaya Xus... Muuse Biixi oo canbaaareeyay iskuday dil oo 3 Nin oo ay isku Beel (Ardaa) yihiin la beegsadeen Maxam... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|