|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Hargeysa oo Qabtay Kulan Lagaga Hadlayo Amniga
May 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Dawlada hoose ee Caasimada Hargeysa ayaa maanta qabatay kulan lagaga hadlayo sidii loo xoojin lahaa adkaynta nabad geliyada caasimada Hargeysa xiliga munaasibada xuska 18ka May. Shirkan oo ka qabsoomay xarunta dawlada hoose Hargeysa, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud, Maayirka Caasimada Hargeysa, Taliye ku xigeenka ciidanka Booliska, Taliyeyaasha qaybta bariga iyo Galbeedka ee gobolka Maroodi Jeex, Xoghayaha dawlada hoose, Gudiyada nabad geliyada iyo Gudiyada degmooyinka caasimada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Wajaalenews Desk Hargeysa Office Wajalenews@gmail.com Related posts:Meesha Cadow Iyo Cid Aanu Ku Duulnaa Ma Jiraan Oo Si Caadi Ah Ayaanu Ku Tagnay Waana Nalagu Soo Dhaw... Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Loo Kordhiyey Laba Sanno oo Ay Sii Fadhiyaan+Dareenka ay Ka Bi... “Somaliland Waxa Ka Dhiman Uun, Hal Mar Oo Hogaamiye Run ah Oo Aragti fog lihi Uu Taladeeda Gacanta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|