Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidanka Somaliland Iyo Maamulka Punthland +khasaaraha Uu Sobobay . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidanka Somaliland Iyo Maamulka Punthland +khasaaraha Uu Sobobay .
May 21, 2019 - Written by Editor:

SANAAG(W,N)  Wararka laga helayo deegaano katirsan gobolka sanaag ayaa sheegay in galabta ay ciidanka qaranka Somaliland eek u deegaankaasi ay weerar kusoo qaadeen ciidanka maamulka gobolkeedka punthland kaasi ciidanka Somaliland iska cabin kusameeyaan islamarkaan ay ka qabsadeen gadiidkii ay wateen iyo maxaabiis aan la sheegin tiradooda

Dhanka kale dagaalka ay la sheegay in Somaliland kaga dhaawacmay hal askari halka dhinaca kale lagu sheegayin ay jirto dhimasho dhowr ahi

HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/ddLt0XwAV8c

COMMENTS
LINKS