|
|||||
WAJAALE NEWS
Dagaal Culus Oo Dhexmaray Ciidanka Somaliland Iyo Maamulka Punthland +khasaaraha Uu Sobobay .
May 21, 2019 - Written by Editor:SANAAG(W,N) Wararka laga helayo deegaano katirsan gobolka sanaag ayaa sheegay in galabta ay ciidanka qaranka Somaliland eek u deegaankaasi ay weerar kusoo qaadeen ciidanka maamulka gobolkeedka punthland kaasi ciidanka Somaliland iska cabin kusameeyaan islamarkaan ay ka qabsadeen gadiidkii ay wateen iyo maxaabiis aan la sheegin tiradooda Dhanka kale dagaalka ay la sheegay in Somaliland kaga dhaawacmay hal askari halka dhinaca kale lagu sheegayin ay jirto dhimasho dhowr ahi HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/ddLt0XwAV8c Related posts:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Abaaraha Ku Habsaday Dalka,Diiwaan Galinta... DAAWO; Afhayeenka Xisbiga Ucid Oo Dhaliilihii Ugu Cuslaa Usoo Jeediyay Faysal Cali waraabe Mushara... Xildhibaan Golaha Deegaanka Berbera Katirsan Oo Beeshiisu Raadinaysay Mudo 72 sacaood Oo Sheegay In ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|