DAAWO;Qaabkii Golaha Baarlamaanku Uga Jawaabeen Dalabkii Madaxwayne Biixi Iyo firka Naxii Gudoomiye Baashe Ee Codaynta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Qaabkii Golaha Baarlamaanku Uga Jawaabeen Dalabkii Madaxwayne Biixi Iyo firka Naxii Gudoomiye Baashe Ee Codaynta!
May 2, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Saaka ayay ahayd markii xildhibaanada labada gole isku yimaadaan fadhi an caadi ahayn oo madaxwaynaha somaliland ka dalbaday kadib marii uu xaalad deg deg dega kusoo rogay deegaano kamida ah gobolka sanaag.

Kal fadhigan  labada gole ayaa waxaa kasoo qadiray 107 xildhibaan isagoo  ku bilowday sawaxan iyo buuq hadheeyay fadhigii golaha .

Gudoomiye baashe ayaa shaaciyay in cod loo qaado ansixinta xeerka xukunka deg deg ag ee gobolka sanaag basle markii ay 40 mudane ucodeeyeen ogolaanshaha xukunka deg deg ah ayaa gudoomiye baashe si deg deg ah uxidhay fadhigii labada gole

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA QAABKII WAX UDHACEEN IYO FADEEXADII GUDOOMIYE BAASHE KA RAACAY GOLAHA;

https://youtu.be/PBUF5yWFPtY

 

COMMENTS
LINKS