DAAWO;”Maanta Waxaa Inagu Bilaabantay Dhaqanadii Reer Yurub Ee Islaamka..Xildhibaan Dheeg. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;”Maanta Waxaa Inagu Bilaabantay Dhaqanadii Reer Yurub Ee Islaamka..Xildhibaan Dheeg.
May 30, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Dheeg oo kamida golaha guurtida somaliland ayaa sheegay in dalka la keenay dhaqanadii reer galbeedka oo diinta islaamka lidi ku ah.

Sidoo kale xildhibaan dheeg ayaa eedaymo ujeediyay wasaarada diinta iyo awqaafta

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS