Gabiley(W.N): Guud ahaan shacbi waynaha ku dhaqan magaalada gabiley madaxda maamulka iyo masuuliyiinta gobolka ayaa maanta isugu soo baxay fagaaraha khayriyada magaalada gabiley si ay u maamuusaan xuska munaasibada maalinta qarran ee 18 may . Halkan hoose ka daawo qaaabka looga xusay magaalada gabiley 18 May