|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xisbiga Ucid Oo Eedo Culus UJeediyay Madaxwayne Biixi, Uguna Baaqay In Uu Iscasilo!
May 2, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xoghayaha Arimaha Gudaha xisbiga cadalaada iyo Daryeelka ee Ucid Saleebaan Cali Hayte Ramaax ayaa eedo culus ujeediyay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi cabdi Isaga oo sheegay in ay ka gaabiyeen gurmadkii loo fidin lahaa labadii sarkaal ee lagu dilay deegaanka gar adag Sidoo kale siyaasi ramaax ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu iscasilo isaga oo ku eedeeyay in uu fashilmay xilkii qaranka, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/NZJOWNVae1s Related posts:DAAWO; Prof A Samatar Oo si Meeqaab Hoose ah Loogu Soo Dhaweeyeen Madaar Caasimada iyo Hogaanka Xisb... Dadweynaha Ku Dhaqan Magaalada Tog-Wajaale oo Ka Deyrinaya Biyo La´aan Culus oo Soo Foodsaartey iyo ... Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Sanad 37-Guurada Kasoo Wareegtay Maalinta Shuhadada SNM! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|