DAAWO;-Wasiiro Iyo Madax dhaqameed Ka Qaybgalay Aaska Labadii Sarkaal,
May 1, 2019 - Written by Editor:
CEEL AFWAYN(W,N) Wasiirada arimaha gudaha ,xanaanada xoolaha, beeraha iyo madax dhaaqameed tiro badan ayaa ka qaybgalay aas qaran oo loo sameeyay labadii sarkaal ee dhawaan lagu dilay deeganka gar adag
Wasiirka arimaha gudaha ayaa ugu horay tacsi udiray qoysaskii ay ka baxeen iyo qaranka isagoo sheegay talaabooyin ay xukuumadu ka qaadayso dadkii falkan gaystay