DAAWO:-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaciyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO:-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Shaaciyey Curashada Bisha Barakaysan Ee Ramadaan.
May 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaaradadiinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliif ayaa shaaciyay curashada bisha barakaysan ee Ramadaan oo caawa laga bilashadeeda deegaano kamid ah gobolka saang gaar ahaan tuulada Ceegaag.

Sidoo wasiirka diinta iyo awqaafta ayaa fariin waano iyo xusuusinta fadliga bisha ramadaan udiray shacabka reer Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS