|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo La Layeeshay Wasiir Cabdilaahi Abokor Iyo Arimo Xasaasiya Oo Wax Laga Waydiiyay!
May 15, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo horumarinta jidadka Cabdilaahi Abokor cismaan oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo wax laga waydiiyay shaqada ay wasaaradu qaranka uhayso iyo sobobta keentay lacago sharci daro ah oo ay shacabka badalaya liisanka oo hore baarlamaanku udiideen balse wali wasaaradu qaado. Sidoo kale wasiir cabdilaahi abokor ayaa ka waramay xadhigiisii xiligii xukuumadii axmed siilaanyo iyo dagaalo dhexmaray ex wasirkii madaxtooyada xirsi cali xaji xasan Wasiirk cabdilaahi ayaa banaanka keenay siro badan oo xasaasiya HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:Badhasabka Gobolka Togdheer oo xdhiga jaray Machad Noociisu ku Cusub yahay Gobolka Togdheer Oo Laga ... TPLF Oo Ka Hadashay Dagaalo Ay Maalmihii Udanbeeyay Kula Jireen Dawlada Itoobiya, Kuna Hanjabay Qabs... Safiirka Dawlada Shiinaha Ufadhiya Somaliya Oo Safar Ku Yimid Caasimada Somaliland Iyo Xogaha Laga H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|