DAAWO; Waftigii Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Sheegay In Ay Kenya Ka Dalbadeen In Ay Aqoonsadaan Passportka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waftigii Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Sheegay In Ay Kenya Ka Dalbadeen In Ay Aqoonsadaan Passportka Somaliland.
May 25, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Waftigii ka socday xisbiyada somailand ee kulmiye iyo ucid oo mudo ku maqnaa safar shaqo oo ay ku tageen dalka kenya ayaa ka waramay waxyaabaha ay kala soo kulmeen

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa sheegay in ay dalka kenya ay ka dalbadeen in ay aqoonsadaan passortka somaliland.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/vxrt2mrisT4

COMMENTS
LINKS