Hargaysa(W,N) Taliyaha Ciidanka booliska somaliand sareeye guuto cabdilaahi fadal iimaan ayaa beeninyay in aanay ciidanka boolisku lahayn facebook magaca ciidanka booliska lag istcimaalo iyo wararka lagu baahiyo toona
Taliya fadal ayaa sheegay in ay cida magaca ciidanka ka been abuurtay ay dabagal ku hayaan
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;
https://youtu.be/UvAdKBr_CRE