DAAWO; Suldaanka Guud Ee Habar Awal Oo Ka Hadlay Falkii Lagu Dilay Labada Sarkaal Deegaanka Gar Adag Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaanka Guud Ee Habar Awal Oo Ka Hadlay Falkii Lagu Dilay Labada Sarkaal Deegaanka Gar Adag Iyo fariinta Uu Udiray Shacabka Jsl.
May 2, 2019 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Suldaan guud ee beelaha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa ka hadlay Dhacdadii foosha Xumayd ee lagu dilay labada sarkaal gobolka sanaag

Sidoo kale Suldaan xasan ayaa tacsi udiray shacabka somaliland iyo qoyska iyo qaraabadii ay ka baxeen.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS