UK(W.N) Munaasibad lagaga doodaya qadiyada jamhuuriyada somaliland ayaa ka dhacday aqalka baarlamaanka dalka ingiirka taasi oo kasoo qaybgaleen xilhibaanada uk, wasiiro ka socday xukuumada somaliland iyo safiiro kale.
Waxaana munaasibad soo agaasintay safaarada somaliland ee dalka uk
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;