DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Munaasibad Dhiiri Galin Ah Uqabtay Ardaydii Ku Guulaysatay Tartankii Quraanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Wajaale Oo Munaasibad Dhiiri Galin Ah Uqabtay Ardaydii Ku Guulaysatay Tartankii Quraanka.
May 28, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Maamulka magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa munaasibad balaadhan uqabtay ardaydii ku guulaysatay tartanka quraanka kariimka ah iyo culimada magaalada.

Ujeedada munaasibad oo ah ahayd dhiiri galin lagu taageerayay ardayda guulaysatay ayaa waxaa hadalo ka jeediyay xogahaya dawlada hoose cabdilaahi xasan samaale iyo gdoomiye kuxigeenka degmada iyo culimada magaalada.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS