DAAWO; Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixisay Khasaarihii Ay Keeneen Roobabkii Dalka Ka Da,ay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Ka Warbixisay Khasaarihii Ay Keeneen Roobabkii Dalka Ka Da,ay.
May 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada xaqoontiga iyo barakacayaasha qaranka somaliland cabdikariim axmed maxamed (xinif) ayaa kulan la yeeshay haayada maxaliga ee ka hawlgala somaliland

Haayada xaqoontiga barakacaasha qaran ayaa shaacisay tirada nafeed iyo guryaha ay khasaaraha soo gadhsiiyeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS