|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Kulan La Qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
May 17, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jamhuuriyada Somaliland Prof Aadan Xaaji Cali ayaa kulan la qaatay Safiirka Dalka Ingiriiska Ufadhiya Somaliland iyo somaliya oo maalmahan safar ku joogay caasimada somaliland. Kulan ayaa ahaa mid ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa wada shaqaynta udhexeeya garsoorka somaliland iyo dawalda ingiriska iyadoo safiirka ingiriiska garsoorka Somaliland ku bogaadiyay isadalka dhinacyada kala duwan ee ay ku talaabsatay.
Safiirka dalka uk ayaa shaaciyay in dawlada ingiriisku kor uqaadayso wada shaqaynta ay la leedahay garsoorka somaliland isagoo xusay in ay kordhin doonaan taageerada dhaqaale ee ay siiyaan maxkamada somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Halkan ka daawo : Suldaan Maxamed C/qaadir oo ka Hadlay arin ku saabsan Golaha Wada Tashiga iyo arim... “Dhamaadka Sanad Macalinkii Aan Liisan Haysanin Somaliland Kama Shaqaynayeen Ogaada” Wasiirka Waxbar... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qaaday Gaadiid Tiro Badan Iyo Boqolaal Qoys Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|