DAAWO; Gudida Joogta ah Ee Golaha Wakiilada Oo Ka Hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool Iyo Dalab Uga Yimid Xafiiska Xeer Ilaalinta.
May 12, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSA(W,N)-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada somaliland ayaa ka hadlay xadhiga xildhibaan dhakool iyo dalab uga yimid xafiiska xeer ilaalinta qaran oo ka codsatay in xasaanada laga qaado xildhibaan dhakool.