DAAWO; Greg Mills Oo ka Mid ah Weftiga Madaxweyne Obosanjo Oo ka Hadlay Kulankii Madaxwayne Biixi Ay La Qaateen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Greg Mills Oo ka Mid ah Weftiga Madaxweyne Obosanjo Oo ka Hadlay Kulankii Madaxwayne Biixi Ay La Qaateen.
May 5, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Greg Mills oo kamid ahaa waftiga madaxwaynihii hore ee Nayjeeriya oo socdaalk ku yimid somaliland kana khuburada sare ee haayada wakhtigan uu hogaamiyo Obosanjo ayaa ka warbixiyay kulankii madaxwaynaha somaliland ugu sameeyay qado sharafta iyo aragtida ay ka qabaan somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS