DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Waxka ka Waydiiyay Muranka Udhexeeya Shirkadaha Laydhka + Jawaabaha Uu ka Bixiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Golaha Guurtida Oo Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Waxka ka Waydiiyay Muranka Udhexeeya Shirkadaha Laydhka + Jawaabaha Uu ka Bixiyay.
May 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudida joogtada ah ee golaha guurtida ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirka macdanta iyo tamarta.

Xildhibanada golaha guurtida  ayaa wasiirka macdanta iyo tamarta wax ka waydiiyay khilaafka udhexeeyay shirkadaha laydhka iyo sobobta uu mid gaar ah ugacan siiyo

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS