DAAWO; Diiriye General Trading Oo Ka Qiimo Dhimis Balaadhan Ku Sameeyay Saliidaha Dabiiciga ah Iyo Agabka Kale Ee Ay Dalka Keento | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Diiriye General Trading Oo Ka Qiimo Dhimis Balaadhan Ku Sameeyay Saliidaha Dabiiciga ah Iyo Agabka Kale Ee Ay Dalka Keento
May 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Diiriye General Trading Company ayaa siwayn uga dhex muuqatay carwadii saaka laga furay huteel guuleed taasi oo samaysay qiimo dhimis balaadhan oo kuugu samaysay saliido dabiiciga ah ee dalka soo saarto,

Maamulka Guud ee Diiriye General Musate Oday ayaa ka warbixiyay qiimo dhismista ay macaamiisha usameeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS