DAAWO;-Dhakhaatiir Ka Socda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhakhaatiir Ka Socda Wasaarada Xanaanada Xoolaha Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Gobolka Gabiley.
May 12, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Koox dhakhaatiir ah oo socday wasaarada xanaanada xoolaha somaliland ayaa socdal ku tagay gobolka gabiley kaasi oo ujeedadiisu tahay sidii loogu kuur gali lahayeen nadaafada kawaanada lagu qalo xoolaha.

Xubnahan dhakhaatiirta ah ayaa soo kormeeray kawanka magaalada arabsiyo iyo gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS