|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Hoose Ee Magaalada Tog Wajaale Oo Hirgalisay Wado Muhiim Ah.
May 29, 2019 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ayaa bilaabay hirgalinta wado caro tuul ah taasi muhiim u ah dadwaynaha ku dhaqan magaalo gansiyeedka tog wajaale oo xiliyada roobka ay ku adag tahay in iskaga gudbaan gudaha magaalada.
Xoghayaha dawlada hoose Ee Degmada Tog Wajaale ee gobolka gabiley Cabdilaahi xasan samaale oo hormuud ka ahaa hirgalinta wadadan ayaa halkaasi ka jeediyay hadalo dardaraan iyo in ay bulshada wax wada qabsato iskugu jira. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiiradda Qorshaynta iyo Arrimaha Bulshada Oo ka Qayb-Galay Kulan Dhalinyarada Reer Burco Lagaga Wa... Garabka Dhalinyarada Ee Xisbiga Wadani Oo Noqday Mid ka leexday Ujeedooyinkii Xisbiga Iyo War la,aan... Daawo:Muj. Ooto Biixi Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Xukuumada Fariina U Diray Wasiirka Madaxtooyada Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|