GABILEY(W,N) Waxgaradka iyo Dadwaynaha ku dhaqan deegaanka Indhanka deerayahan Ee Gobolka Gabiley ayaa xukuumada iyo maamulka gobolka gabiley ugu baaqay in ay fuliyaan xukun kasoo baxay maxkamada kaasi oo ahaa xukun dhul beereed,
Arinta fulinta xukunka dhul ayay sheegeen in hadii wax laga qaban waayo wixii ka yimaada ay xukuumadu masuul ka tahay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;