DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka DDSI Iyo Fariinta Uu Udiray. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka DDSI Iyo Fariinta Uu Udiray.
May 9, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Badhasaabka gobolka gabiley ayaa ka hadlay rasaas dhawaan lagu qabtay magaalo xuduudeedka wajaale dhinaca itoobiya oo kaasi o ciidamada ismaamulka somalida itoobiya ku eedeeyeen in rasaastan laga soo iibsaday dhinaca somaliland.

Badhasaabka gabiley ayaa laamaha abniga ee maamulka jigjiga usoo jeediyay in ka fiirsadaan eedaha ay  jeedinayaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS