DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Sobobta Uu Uga Maqnaa Boorama!
May 30, 2019 - Written by Editor:
HARGAYSABadhasaabka gobolka awdal cabdi shaqaabo oo intii uu dhacay dilkii labada sarkaal ee gobolka sanaag lagu aan ku noqon gobolkii uu maaxwaynuhu u maacaabay ee awdal ayaa faah faahin ka bixiyay sobobta uu boorama u tagi waayay