Cali Khaliif Oo Walaac Ka Muujiyay In Aanu fulayn Heshiiskii Uu La Galay Somaliland Iyo Sobobta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Khaliif Oo Walaac Ka Muujiyay In Aanu fulayn Heshiiskii Uu La Galay Somaliland Iyo Sobobta!
May 1, 2019 - Written by Editor:

“Uma Malaynayo In Heshiiskii Aanu Somaliland La Galnay Uu Fulayo” Cali Khaliif Galaydh

HARGAYSA(W,N) Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa walaac Xoogan ka muujiyay in aanu fulayn Heshiiskii ay Somaliland la sexeexdeen kaasi oo ay xukuumadii Axmed siilaanyo kala sexeexdeen kana dhacay magaalada caynabo Ee Gobolka Saraar.

Cali khaliif galaydh caawa ka hadlay xaflad lagu soo bandhigay buug laga qoray taariikhda madaxwaynihi hore axmed siilaanyo ayaa dhanka kale ku Amaanay siilaanyo doorkii uu kulahaa heshiiskaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS