Boqor Buurmadow oo Ka Horyimid Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Soo Rogay Sanaag, Kuna Baaqey In Gudoomiye Baashe Xilka Laga Qaado | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buurmadow oo Ka Horyimid Xukunka Deg Deg Ah Ee Lagu Soo Rogay Sanaag, Kuna Baaqey In Gudoomiye Baashe Xilka Laga Qaado
May 3, 2019 - Written by Reporter:

Abu Dhabi (WJN)– Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo ka mida Madax-dhaqameedka Somaliland oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta, ayaa ka horyimi xukunkii deg deg ahaa ee Madaxweyne Biixi ku soo rogay degmooyinka Ceel-afweyn, Gar-adag iyo Ceerigaabo.

Dhinaca kale Boqor Buurmadoow ayaa waxa uu ku baaqay in xilka laga qaado guddoomiyaha golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

Wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS