Boqor Buur Madow Oo Si Adag Uga Hadlay Sarkaal Lagu Dilay Laascanood, Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Ay Cadaawad Uqabto Beeshiisa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Buur Madow Oo Si Adag Uga Hadlay Sarkaal Lagu Dilay Laascanood, Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Eedeeyay In Ay Cadaawad Uqabto Beeshiisa,
May 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Boqor Cismaan Aw Maxamuud boor madow oo kamida Madax-dhaqameedka reer somaliland gaar ahaan Beesha bariga burco ayaa wax lagu xumado ku tilmaamay dilal lagu laayay saraakiil ciidamada katirsan oo ay isku beel yihiin.

Sidoo kale Boqor Buur madow ayaa sheegay in aanay garanayn waxay xukuumadaha kulmiye talaabo uga qaadi waayeen dilalka lagu laayay saraakiisha beeshiisa iyo cadaawada ay uqabto xukuumada madaxwayne biixi toona.

Dhanka kale Boqor buur madow ayaa shaaciyay shir ay iskugu imanayaan beeshiisa iyo beesha galbeedka burco iyo arimaha ay kaga wada tashan doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS