Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Khasaaraha Ay Sababeen Shilalka Gadiidku Saddexdii Bilood Ee U Danbeeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Khasaaraha Ay Sababeen Shilalka Gadiidku Saddexdii Bilood Ee U Danbeeyay.
April 20, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka Somaliland ayaa shaaciyay tirade shilalka gaadiidka ee sedexdii bilood ee udanbeeyay dhacay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac iyo mid hantiyeed ee ay sobobeen.

Wasiirka gaadiidka ayaa sidoo kale ka hadlay waxyaabaha Soboba shilalka dhaca kana hadlay qorshe ay wadaan iyo sidii loo xalin lahaa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS