Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Heshiis kama Danbays Ah Gaadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Heshiis kama Danbays Ah Gaadhay
April 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeys(W.N): xisbiga talada dalka haya ee kulmiye iyo xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta wada gaadhay heshiis kama danbays ah oo ku sahabsan doorashooyinka  waxaana halkaasi si mugleh uga hadlay Cabdi Casiis Maxamed Samaale Oo Ka tirsan masuuliyiinta sarsare ee Xisbiga Kulmiye Iyo Cabdinaasir Qodax Oo Ucid ka socday.

HALKAN HOOSE KA DAAWO WARKA OO DHAN:

COMMENTS
LINKS