Xildhibaano Xukuumada Madaxweyne Biixi Uga Digay Qorshaha Ay Ganacsadaha Ku Dhiibayso
April 1, 2019 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)-Xildhibaan Bashiir Tukaale iyo Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen waxaa ay uga digeen xukuumadda Somaliland in ganacsade Axmed Cismaan Geelle loo gacan galiyo dowladda Jabuuti.