Xildhibaannada Wakiillada iyo Guurtida oo La Isugu Yeedhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaannada Wakiillada iyo Guurtida oo La Isugu Yeedhay
April 30, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland (Guurtida/Wakiillada), ayaa la iskugu yeedhay fadhi aan Caadi ahayn.

Fadhigan oo Qabsoomaya 2-da bisha 5-aad, 2019 ayaa waxa si wada jir ah u iclmaamiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida, Siciid Jaamac Cali.

Qoraalka Yeedhmada ah ee Xildhibaannada lagu ogaysiinayo inay fadhi aan Caadi ahayn isugu yimaaddaan oo soo gaadhay Shabakada Wajaalenews, ayaa u qornaa sidan:-

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS