Xildhibaan Waabeeye oo U Jawaabay Xildhibaano Ku Eedeeyay Inuu Ka Soo Horjeedo Gobolnimada Gabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Waabeeye oo U Jawaabay Xildhibaano Ku Eedeeyay Inuu Ka Soo Horjeedo Gobolnimada Gabiley
April 24, 2019 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Xildhibaan Maxamed Xaaji Yuusuf “Waabeeye” oo ka mida mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland, ayaa ka hadley xeerka ismaamulka Gobolada iyo Degmooyinka.

Dhinaca kale Xilddhibaan Waabeeye ayaa waxa uu ka jawaabay dhaliilo uga yimi Xildhibaano ka soo jeeda gobolka Gabiley oo ku eedeeyay in uu ka soo horjeedo gobolnimada Gabiley, isagoona sheegay inaanu jirin xeer si cad u qeexaya gobolada A iyo kuwa B-da ah, balse loo baahanyahay in si cadaalad loo qaybsado cashuuraha kastamada dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews Desk

Hargeysa Office

COMMENTS
LINKS