|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Dadaalkii,Daacadnimadii Iyo Xilkasnimadii Aad Muujisay Mudadii Aad Xilka Qaran Haysay”Madaxwaynaha Jsl.
April 14, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta oo ay taariikhtu ahayd 14/04/2019 ka aqbalay istiqaalad uu hore ugu soo gudbiyay wasiirkii wasaarada caafimaadku Dr Xasan Ismaaciil oo madaxwaynuhu isla maanta buuxiyay xilka wasaarada caafimaadka jsl. Madaxwayne biixi ayaa wasiirii hore ee Wasaarada caafimaadka ku Amaanay sida uu xilka qaranka u gutay mudadii uu wasiirka ahaa Nuxurka qoraal uu madaxwaynaha Somaliland kaga dareen celiyay istiqaaladii wasiirkii hore ee caafimaadka iyo sida uu ugu amaanay mudadii ay soo wada shaqeeyeen, HALKAN KA AKHRI;
Related posts:Siyaasi Somaliland Oo Ganafka Ku Dhufatey Xilka Qaadista Gudoomiyaha Barlamanka Puntland Fariina U D... Shirkii looga hadlayay Dayactirka iyo Horumarinta Garoomada Diyaaradaha Soomaaliya oo Nairobi Lagu S... Daawo: Madaxwaynaha Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Xiisada Tukaraq, Fariin Adagna U Diray Maamulka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|