Wasiir Maxamed Kaahin Oo Sheegay In Hayadaha Caalamiga ah Sadex Qaybood U Qaybiyeen Gobolada Somaliland Xaga AMaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Maxamed Kaahin Oo Sheegay In Hayadaha Caalamiga ah Sadex Qaybood U Qaybiyeen Gobolada Somaliland Xaga AMaanka
April 27, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa(W.N): Wasiirka arimaha Gudaha Somalland Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in hayadaha caalmiga ah ee ka hawlgala wadanka ay sadex qaybood u qaybiyaan gobolada dalka iyagoo ka eegaya xaga amaanka.
daawo wasiirka oo faahfaahinaya;

COMMENTS
LINKS