|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Saxafadeed;Kasoo Baxay Shirkada Red Sea Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay!
April 25, 2019 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-War-saxadeed kasoo baxay maamulka sare ee shirkada red sea Petrolium ayaa lagu faah faahiyay soo daynta markab shidaal oo Mudo ka xanibnaa Dalka Emaaraadka carabta. Sidoo kale maamulka Red sea ayaa Madaxwaynaha somaliland uga mahad celiyay doorkii uu ka qaatay soodaynta markab shidaal usiday Ee mudada xayirnaa Sidoo kale maamulka red sea waxay isaga fogooyeen hadal kasoo yeedhay siyaasi madax banaan oo hore madaxwaynaha ugu eedeeyay arimo shirkada la xidhiidha. Halkan Ka Daawo Warkan Oo Faah Faahsan; Related posts:DAAWO DEG DEG CALI KHALIIF OO KA HADLAY DAGAALKA BUHOODLE IYO WARARKI UGU DANBEYAY EE XAALADA BUHOO... Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyey Xaalada Abwaan Hadraawi Ku Suga... “Faarax Haddii Dawladda Muqdisho Een Jirin Iyo Dawladda Ugu Awooda Badan Bariga Iyo Badhtamaha Afrik... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|